Daawo Video: Dhaqan Xumada ka Jirto aroosyada Muqdisho.

Sunday, February 16, 20140 comments

Aroosyada ka dhaca Magaalooyinka Muqdisho ayaa waxay ahaan jireen kuwa laga ciyaaro ciyaaraha hida iyo dhaqanka soomaaliyeed, Laakiin wayahan dambe waxaa soo baxaya ciyaaro aan waafaqsaneen Dhaqanka oo laga ciyaaro aroosyada muqdisho taasoo da badani ka  yaabisay.

Muuqaalkan hada soo socda waxaad ka dheehan kartaa sida sida soomaaalida u dhaqan rogantay iyo sida ay u qaateen dhaqamo aan kooda aheen.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog