SAWIRO: Gabar somaaliyeed oo guurdoon ah misana codsatay nin ay nolosha la wadaagto Daawo

Saturday, February 15, 20140 comments

Asalama caleykum magaceyga waa Ayan Ahmed kunool dalka Australia, waxaan ahay 30 jir heysata hal wiil. Waxaan idinka codsanaya inaad codsigeyga bulshada u gudbisaan aniga ayaa raali ka ah. Dalkaan Australia rag waa ay joogaan laakiin waan ka niyad jabay, dhowr rag oo Australia joogta ayaa been iisheegtay.

Walaalyaal waxaan mar labaad iyo mar sedexaad idinka codsanaya inaad codsigeyga u bandhigtaan bulshada.

Contact info geygana waxaa la igala soo xiriiri karaa, my Skype oo ah. ubax_1985_1  iyo weliba my facebook oo ah https://www.facebook.com/profile.php?id=100006490101599&fref=ts sawiradeydana waa kuwaan.
























_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog