Daawo Video: Gabar Soomaaliyeed oo Jaceyl Kulul u qaaday nin aad u gaaban & Qosol aan caadi aheyn oo dhacay

Saturday, February 8, 20140 comments

Horaa loo yiri Jaceylka indho maleh halkii uu ku dhigo ayaana calafkaaga ah. Mid ka mid ah gabadhaha Soomaaliyeed ayaa jaceyl kulul la jishay nin aad u gaaban oo farxad la dhacay markii uu gacanta ku dhigay gabadhaan qurxoon ee soo caashqday.

Muuqaalkaan oo ah mid aad u qosol badan waxaa durbadiiba ka dheehan kartaa in Jaceylka awoodiisa aanan la celin karin ilaa ruuxa wax jecel uu guul gaaro ama soo xero galiyo ruuxii uu jeclaa. Gabadhaan jalaqsan ayaa miro aad u macaan u tirineysa ninka gaaban oo farxad darteed Hees Jaceyl ah ku dhuftay. 

Ninkaan gaaban oo nasiibka uu u hiiliyay farxad dheer ka dib wuxuu gacanta ku dhagay gabadhii Jaceylka la soo raadsatay kaas oo ka yaabay miraha ama erayada ay u tirisay oo ahaa kuwo dhiiga ku kiciyay ninkaan gaaban. 

Halkaan ka Daawo Muuqaal aad u Qosol badan & Jaceylka oo mararka qaar indho leheen









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog