Wariye Ibraahim Xaaji Yuusuf (Honest) oo ka mid ah shaqaalaha Radio Mustaqbal ee Magaalada Muqdisho ayaa hadlay dil maanta rag hubaysan ay u geestayn hooyadiisa.
Wariyaha ayaa isagoo ilmaynaya sheegay in uusan garanaynin sababta hooyadiisa loo dilay waxaana uu dowladda ka dalbaday in arintan baaritaan ay ku sameeyaan
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com