Sawiro : Daawo Jilaaga Weyn ee ree India Salman Khan Oo Tima Jare Isu Badalay

Tuesday, February 18, 20140 comments

Salman Khan ayaa barnaamijka samafalka Hindiya (Mission Sapne)waxa uu ka ciyaarayaa doorka timo jare halka haweenkana uu madaxa u daliigayo .

Xiddiga Filimkii DABANGG ee Salman Khan ayaa jilaya kaalinta timaha jaraha ee barnamaijkaan ee lagu taageerayo tima jare caan ka ah dalkaas oo shil gaari ku waayay lugihiisa .













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog