Video Cusub: Daawo Film jaceyl Soomaali ah oo aan nuuciisa horey loo arag

Saturday, February 8, 20140 comments

Halkan hoose waxaad ka daawan doontaa Filim cusub oo jaceyl ah aadna u qiiro badan, kaasoo aan nuuciisa horey loogu arag taariikh jiliinka Soomaalida.

Filimkaan waxaa loogu magac daray JACEYL WAAYO KII LUMEY, WEYNAANTUU HAGAAGAA, waxaana jilaya dhalinyaro la magac baxday Adis Band oo ku nool Addis Ababa, dhalinyaradaan ayaana soo gaarsiiyay filimkan cusub bahda newbanaadir.com

DAAWO FILIMKAAN CAJIIBKA AH







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog