Video: Daawo Dhalin Somali Ah oo Soo Saaray Riwaayad & Muuqaal Yaab Leh “Gabdho Surwaalo Loo xidhayo + Qosolka (Video)

Friday, February 14, 20140 comments

Ruwaayad oo hab masraxeed cajiib ah lagu soo bandhigay ayaa waxaa jilay qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Gothenburg ee dalka Sweden.

Riyaawadan  Iyo Muuqaalkan Qosolka Badan ayaa Sidoo kale waxaa Lagu Soo Bandhigay  hab dhaqanka miyiga iyo Magaalada Waxayna Noqotay Mid Xiiso badan Gelisay Shacabka Soomaaliyeed Kadib Markii Laga Soo Daayey Tvga Dawlada (SNTV).












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog