Video: Hees Macaan oo aad Looga Neceb yahay Hargeisa Iyo Garoowe Halka Muqdisho Xaflad Walba lagu Shito , DAAWO Yaa Qaaday ?

Tuesday, February 25, 20140 comments

Waxaanu Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Muuqaalka Heesta Loogu Jecel Yahay Magaalada Muqdisho, Taasi oo Noqotay Mid Lagu Wada Xirtay Teleefanada.

Sidoo kale Mid kamida Dadka ku Xidhay Heestaan oo Kaftamayey Ayaa Sheegay In Heestaani Laga Necebyahay hargeisa iyo Garoowe Halka Ay dhankooda Taleefanada ku Xidheen.

Hadaba Nala Daawo Heesta Cajiibka ee laga Daba Dhacay Taasi oo Ay Qaadayso Fanaanada Wayn ee Hibo Nuura oo Waayadan Danbe Soo Rogaal Celisay.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog