Video: Shakira Oo Sheegtay Inay Fasax Ka Qaadatay Gacaliyeheeda Pique Muuqaalkii Anshax Xumada Ahaa Ee Ay La Samaysay Rihanna

Monday, February 17, 20140 comments

Fanaanada caanka ah ee reer Columbia ayaa sheegtay inay ogolaansho ka heshay laacibka  Kooxda Barcelona ee ah gacaliyeheeda Gerrard Pique muuqaalkii ay la samaysay Rihanna.shakirA iyo pique

Shakira ayaa tiri: waxaan weydiistay codsi, wax walbo waan u sharaxay waayo waa nin maseyr badan, wuu iga aqbalay inaan muuqaalkaas la sameeyo Rihanna

Dad badan ayaa Shakira ku canbaareeyay inay kor u qaadayso oo ay horumarinayso naagaha is fuul-fuula ee khaniisiinta ah kadib markii muuqaal muusik la jishay Rihanna.

warbaahinta caalamka ayaa aad u dhaleecaysay muuqaalka heesta Remember to Forget you oo ay si wada jir ah u qaadayaan Rihanna iyo Shakira.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog