Al-Shabab oo Shaaciyey Waraysi 60 jir isku Qarxiyey Buulo-Burde, Qabiilkiisa, Halkee ayuu ka yimid (Maqal)

Wednesday, March 19, 20140 comments

Kooxda Shabaab ee ka Dagaalanta Soomaaliya ayaa waxaa ay baahisey in ragii habeen hore weerarka ka geystey Degmadda Buulaburte uu ka mid yaahay nin SOmalia Norwegian ah.

Idaacad ku hadasha Afkooda oo lagu magacaabo Andulus ayaa sii deysey cod nin ay ku sheegeen in da’diisu tahay 60jirka shegey in uu ka soo hijroodey dalka Norwey mudo 13sano ku simana uu SOomaaliya ka dagaalamayey.

Ninkan oo lagu magaacabay Cabdullaahi Axmed Cabdulle oo loo yaqaanay Xabiibul Muhaajir, waxaana uu ka mid ahaa ragii fuliyay weerarkii lagu qaaday Hotel Camalow Buulo burde, iyadoo kooxihii weerarkaas fuliyay isugu jiray kuwo is qarxiyay iyo kuwo hubeysan oo xoog ku galay markii qaraxa dhacay.

Wareysiga ninkan lala yeeshay oo cod ahaa ayaa waxaa laga qaaday ka hor inta aanu fulin weerarka, isagoo tix gabay ku cabirayay jihaadka Sidoo kalena Wuxuu Ka hadlay Xiliguu dalka yimid iyo markii uu ka Tirsanaa Xarakadii Raaskambooni



HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSI LAGA QAADAY MUXUU SHEEGAY ?









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog