Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku ceeboobay khudbad uu ku jeediyay afka Carabiga

Saturday, March 29, 20140 comments

Madaxweynaha Somalia Hassan Garguurte ayaa markii ugu horeeysay wuxuu ku hor ceeboobay Madaxda dalalka Carabta kadib markii uu luqada Carabiga ku jeediyay khudbad si qaldan loo qoray ama isaga uu aqoondaro aawadeed qalday Qof walba oo ka mida madaxdii dalalka Carabta waxay afka qabsadeen kadib markii uu si lama filaana u yiri "Waxaan dacweeynayaa Dowladda Kuwait"

Madaxweynaha ayaa  ujeedadiisa waxay aheyd inuu u mahad-celiyo Dawladda Kuwait,waxaana uu yiri:

"Anaa Ashkuu Dawlat Kuwait,oo hadii la fasiro noqoneysa waxaan dacweynayaa Dawladda Kuwait,waxaana uu doonayay inuu yiraahdo(Anaa Ashkur Dawlat Kuwait) "Waxaan u Mahad-celinayaa Dawladda Kuwait"

Si kastaba ha ahaatee,waxay khudbada Madaxweynaha Somalia noqotay sheekada ugu qosolka badan ee looga qaxweeyay dalka Kuwait iyo dalalka Carabta.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog