Daawo Muuqaalkii ugu yaabka Badna, cadowga muqdisho maxay odhan

Thursday, March 27, 20140 comments

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ayaa waxaa Mudooyinkii ugu danbeeyay laga Dareemay Horumar Balaadhan iyo Bulshada oo lagu Wargelinayo Hanaanka Dawladnimo.

Waxaa Tvga dowlada Laga soo saaday FARIIMO Loogu tala galay Bulshada Soomaliyeed kuwaasi oo ka hadlay Arimo muhiim ah.

Muuqaalkan Koobaad ayaa wuxuu yahay Fariin Loogu talagalay SAMAAFARAHA daawasho wacan

Sidoo kale Fariintaan kale ayaa waxaa uu yahay Fariinta FARIINTA ASKARI-ga, waxaana sidoo kale Dar daaran loogu Jeedinayaa Askarta dawlada oo dhibaato xoogan mararka qaar ugaystay shacabka Soomaliyeed.


HALKAN KA DAAWO VIDEO









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog