FIIRSO: MARWO-dii kale ee madaxwayne Xasan Sheekh oo Bilowday Arin Cajiib Ah

Thursday, March 27, 20140 comments

Marwada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta magaala muqdisho kasamaysay Talaabo Siwayn usoo Jiidatahay Dhamaan Bulshada Soomaliyeed.

Marwo Qamar Cali Cumar Marwada Madaxweyne Xasan Sheekh  Sidoo kale  waxay Cisbitaalada Xalane, Madiina iyo kuwa kale oo ay gacanta ku hayaan dhaqaatiir Masaari ah, gaysay deeq kala duwan.

Waxay halkaasi kula kulantay askar qabta dhaawacyo kala duwan oo ku soo dhaawacmay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka socday qaar ka mid ah gobollada dalka.


HALKAN KA DAAWO VIDEO









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog