Daawo: SubxaanaLaah Odey Somaliyed oo lagu Magacaabo Ali Shariif Ibraahin oo Diinta islaamka Ka Baxay Kana Sheekeenaya Qaabka uu uga Baxay iyo Aabihiis oo Diinta islamka Faafin jiray

Monday, March 3, 20140 comments

Dhawaan Dunida inteeda kale Waxaa ku Soo Badanaya Dadka Somaliyed ee Dalkii ka Baxay Waqti hore ku waasi oo Wax aanan Diinta Raali ka Aheyn ku Dhaqmaya,

Odey Ali Shariif ibraahim Waa Odey Somaliyeeed Waxa uu ka Sheekeenaya in uu Diinta ka Baxay isla Markana uu aabihiis diinta Muslinka Faafinjiray Waxaa kaloo uu sheegay in uu isaga Diinta islaamka Si Feecan uu u Bartay isla markana uu Dagnaa Markiisa hore Magalada Muqdisho Gaar'ahan Dagmada Wardhiigley,

Odeygan oo Guud ahaan ilkaha Ka Jajabay Ayaa Tilmaamay in ay ilkaha Ka Dhaceen lakin Dadiisa Ay Yartahay sida Aad ka Arki Doontaan Muuqaalkan Soo Socda,












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog