Waxaa maalmahan aan maqleynaa in la dhibaateynayo Soomaalida ku nool wadanka Koonfur Afrika, kooxo burcad dalkaas u dhalatay ay dilayaan, dhacayaan oo ay jirdilayaan dadkeenna.
Hadaba waxan idiin soo Gudbineynaa hees ay soo qaadeen Kooxda Qeylo dhaan oo ay kaga hadlayaan dhibaatada ay Soomaalida ku qabaan wadankaasi iyo damiir-xumada dadka Koonfur Afrika.
“Nin abaal galay waa la arkaa laakiin nin guda lama hayo“
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com