Fanaaniinta: Fanaanka vs Fanaanada Sanadka 2013-2014 Meertadiisii Sami finalka oo Adkaatay xili Maalmo kooban harsan yihiin

Friday, March 7, 20140 comments

Waxaa si habsami ku dheehan tahay u soconaya Codeyntii loo Qadayay Fanaanka vs Fanaanada Sanadka 2013-2014 oo Meetadiisii Sami finalka ay Mareyso meel Adag,waxaana Codeyntaan oo soo bilaabatay Wareega Sami finalka 3-3-2014 ay ku eg tahay 10-3-2014 Hadii Alle idmo.

Santuuqa Sami finalka Wiilasha oo la isku reebbayo Hab min 2 ah waxaa uu u dhaxeeyaa.

Badiyaha A  Nucmaan Hilaac vs  vs Badiyaha E Axmed Daahir' Dalmar'


,  Badiyaha B Cabdiwahaab Booska Vs Badiyaha F Cabdi Holland


Badiyaha C Axmed Biif    vs  Badiyaha D King Khaalid


Xaga Gabdhaha sidoo kale  sidatan ayey u loolamayaan

Badiyaha A Hodan Cabdiraxmaan Vs Badiyaha  E Asmo Love

Badiyaha B  Farxiyo Fiska Vs Badiyaha   F farxiyo Kabayare

Badiyaha C  Nimco Dareen Vs Badiyaha   D Hodan Cumar Dhuule


N.B wareega kama dambeysta waxaa u gudbi doonaa dhinaca Wiilasha 3 hobol ee soo badisa sami finalka iyo 3 hobol ee Dhinaca hablaha ee soo badiya Sami finalka,waxana wareega Finalka lagu kala Qaadi doonaa Cod hal dheeri ah Wiilasha iyo Gabdhaha labadaba

Wareega 1 ee soo bilowday 25-2-2014 kuna ekaa 2-3-2014 waxaa ku haray dhinaca Wiilasha.

Mursal Muuse Cumar oo uu soo reebay Nucmaan Hiilaac

Maxamed Bakaal Ciro oo uu soo reebay Cabdiwahaab Maxamed Cumar 'Booska'

Iskalaaji oo uu soo  reebay   Axmed Daahir' Dalmar'

Maxamed Bk oo uu soo reebay Axmed Cabdikariin Maxamed' Axmed Biif'

C.Halyeey oo uu soo reebay King Khaalid

Iskalaaji oo uu soo  reebay   Axmed Daahir' Dalmar'

Yuusuf Jeego oo uu soo reebay Cabdi Holland.

Hadan eegno Xaga Gabdhaha Wareegii 1 e Tartanka Codeynta waxaa ku haray

Ikraan Maxamed Caraale oo ays oo reebtay Hodan Cabdiraxmaan Dheere

Xaawo Kiin oo ay soo reebtay Farxiyo Fiska

Hamda Queen oo ay soo reebtay Nimco dareen

Saynab 2 dhagax oo ay soo reebtay Hodan Cumar Dhuule

Khadro Sileemo oo ay soo reebtay Asmo Love

Yurub Genyo oo ay soo reebtay Farxiyo Kabayare

Tartanka Codeynta fanaanka vs Fanaanada Sanadka 2013-2014 waxaa ku tartamay wareeegiisii 1aad 24 Hobol,Wareega sami finalka waxaa ku hardamaya 12 hobol,halak Wareega Finalka ay isagu soo hari doonaan 6 Hobol,3 wiil iuo 3 hablood kaasi oo cod dheeri lagu akla qaadi doono hadii Alle idmo.


Ku soo codee Iimeylkaan newbanaadir@hotmail.com

Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
newbanaadir@hotmail.com













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog