Dadka isku dooq ma aha qofba si buu ka helaa si buu quruxda u arkaa, haddii dadka isku dooq ahaan lahaayeen dadka waybaabi’i lahaayeen, maxaayeelay lama arkeen nin qashin qaadi lahaa ama musqul qodi lahaa,
soomaalida sidan waxa u galay waxay isku dooq ka yihiin madaxweynenimo javcayl qof kasta soomaali ah wuxuu rabaa inuu madaxweyne noqdo laakin waxaa kala duwan keliya jidadka loo soo marayo, marka siyaasada naga soo bixiya inoo soo celiya raaxada guurka waxaan ku soo koobayaa inta muhimka ah oo nimanka soo jiita oo la xiriira sifooyinka.
1- dabeecad fiican
2-daacadnimo
3-runta
4-naxariis
intan waa sifooyinka nimanka soo jiita waxaa kaloo jira sifooyin la xiriira jira iyagana waxaan ku soo koobayaan sidatan inkastoo ay ku kala duwanyihiin dadka waxay rabaan
1- gabar dheer ama ganan ama dhax dhaxad lkin ninka so jida karto
2-gabar nolosha wax ka taqan
3- gabar timo dheer leh
4- gabar jir fiican leh
5- gabar dareen leh
6- gabar gadaal u weyn
7- gabar horay weyn
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
