Fiirso Dal aan laga fileyn oo soo bandhigay dawadii HIV-AIDS-ka

Friday, March 28, 20140 comments

Culimadani oo Isugu Saynis yahano iyo dhakhaatiir Katirsan Dawlada Masaar ayaa sheegay in qofka HIV-Aids qaba ay ku dawaynayaan 20 cisho oo kaliya kan kale ee uu cudurku la fogaaday ee Aidska ahna waxay sheegeen in ay ku dawaynayaan 6 bilood.

Sidoo kale waxay sheegeen Hapetite ama cagaar showgana ay hayaan dawadiisa oo ay ku guulaysteen daawo warbxin xiiso badan oo laga Diyaariyey qaabka ay wax Usamaynayaan.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog