Imisa Shumis Meeqa u Qeybsamaa,,Dumarka Noocee Ugu Jecelyihiin W/Q:Raxma Dagan

Friday, March 28, 20140 comments

kissing Afka ayaa lagu tilmaamaa qeybta labaad ee raaxada marka laga soo tago xubnaha taranka labada lamaane. Waxaana xusid mudan in dhunkashada ay dhowr nooc kala leedahay oo mid waliba ay wadato heer kul u gaar ah.

Dhunkashada Dheer (Dhuuqmada) waa mida afka dhan uu ka qeyb galo, bishamaha carabka, ilkaha iyadoo qoor gilin ay ku jirto. Waxa la xaqiijiyay in ragga 70%   iyo 60% oo haweenka ah ay jecel yihiin noocaan.

Dhunkashada Sanka: waxaa jecel 90% haweenka halka 55%, ragguna ay jecel yihiin.

Dhunkashada carabka: waa midda madax ilaa labada cagood gaarta.

Dhukanshgada balanta: waa dhunkashada naaska waxaana jecel ragga 75% halka haweenkuna 95% jecel yihiin..

Halkaan Ka Daawo:-












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog