Fiirso Dumar Guurdoon oo Ajaaniib oo soo gaaray Magaalada Boorama”Gabdhihii Soomaalida oo wada xanaaqsan

Sunday, March 30, 20140 comments

Qaar badan oo ka mid ah haweenka iyo gabdhaha Boorama ku nool ayaa cadho ka muujiyey warar sheegaya inay Boorama tageen Gabdho ka yimi dalka iNDIA oo guurdoon ah.

Sheekooyinka amuurtan la xidhiidha ayaa todobaadkii hore la isla dhexmaray magaaladda Boorama. Kuwaasoo loo dhigay hanaan ka turjumaya dhaqanka Dalka Hindiya oo raga siiya gaba’ iyo hanti lagu doono,Halkii ay ka ahayd in gabadha qoyskooda la siiyo yarad.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog