War Ma Ogtahay In Xubinta Taranka Ee Raggu Ay Jabi Karto, HALKAAN KA AKHRISO WAXYAABAHA JEBIYA

Saturday, March 29, 20140 comments

Wax aadan maqlin ayaad maqlaysaa daraasaad fara badan ayaa lagu sameeyay jebitaanka ku yimaada xubinta taranka ee ragga, waxaa la sheegay in waqtiyada xasaasiga ah ee xubinta taranka ee raggu ay diyaarsan tahay ama uu kacsan tahay xubintu in waqtigaas uu u baahan yahay in la dhowro oo aan lala socsoconin meelo kala duwan oo guriga ka mid ah.

Sidoo kale waxaa la doonayaa in haweenaydu ay si taxadar leh u isticmaasho xubinta taranka ee ragga sababtoo ah waxaa jira haween iyagu marka ay ka kor marayaan ragga si aad ah iyagu ugu kor boodbooda xubinta taranka taasi oo mararka qaar kalifta in ay is hareer maraan oo geedkii ninka oo kacsan uu fooda daro haweenta barideeda halkaan waxaa ku jabaya bahalka ninka.

Dhaqaatiirta wadanka Mareykanka ayaa sheegay in jebitaanka xubinta taranku ay tahay mid khatarteeda leh waxaana ka dhalan kara waxa loo yaqaan “sexual disorder” oo ah in qofka ninka ahi uu kacsan waayo.

Jebista xubinta taranka raggu waa wax cajaa’ib ah oo dad badan aysan ka warqabin, laakiin waxaa layiri marka ay xubintani kacayso ama dareen gelayo waxaa jirka ka kala yimaada dheecaan ku soo aruura xubinta taranka kani oo ilbiriqsiyo gudahood ku dhisa laf car-dun ah taas oo adkeysa bahalka ninka awoodna u siisa in uu si toos ah uga adeegto godka ama xubinta taranka ee dumarka , hadaba cardunka waxaa uu yahay laf muruq iyo laf caadi ah isugu jirta taas oo laf caadiya ah, waxaa sidoo kale la sheegay haddii inta bahalku kacsan yahay uu jabo in uu u baahnaanayo qaliin deg deg ah haddii kale-se uu noqonayo ninku mid aan markii uu u baahdo wax dhaaxaa tari karin.

xaaladaha ay u dhowdahay inuu jabo waa marka uu si fiican u taagan yahay oo xaasku ay ku kor niikinyso haddii ay la gefto oo iyaduna aad u buuran tahay waa khatar












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog