Fiirso Fanaanada Qaali Ladan Oo Samaysay Arrin Aan Laga Filayn

Thursday, March 20, 20140 comments

Fanaanada da’ada yar ee Qaali Ladan ayaa dhawaan ku biirtay Kooxda Xiddigaha geeska Africa ee ka dhisan Magaalada Hargaysa Xarunta Somaliland.

Xiddigtaa oo mudooyinkii danbe ku sugnayd Dalka Kenya islamarkaana ka tirsanayd Kooxda Sagal Arts ayaa markaan ku biirtay Kooxda Xiddigaha Geeska Africa.

Qaali ladan ayaa heestii ugu horaysay la soo qaaday Xiddiga Kooxda Geeska Africa Maxamed Biki taa oo dhawaan soo saareen Labadaa Fanaan.

Heestaa ayaa waxaa qoray abwaan Laab Saalax oo ah Gudoomiyaha Kooxda Xiddigaha Geeska Africa waana markii ugu horaysay Qaali ladan haas la qaado 











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog