Fiirso Muqalka+Sawiro : Tuugo Mudo Bilooyin ah Dhulka Hoostiisa Boholo ka qodanayay oo ugu danbeyntii dhacay Dukaan Weyn oo ku yaalla Ingiriska

Tuesday, March 25, 20140 comments

Booliska dalka Ingiriiska ayaa baaritaano ay sameeyeen waxa ay ku xaqiijiyen in Tuugada dhaca ugaystay Dukaanka Tesco ee kamidka ah Dukaamada ugu waaweyn ee dalka Ingiriiska ay mudooyin dhowr bilood ah soo qodonayeen Dhulka Hoostiisa.

Tuugada dhaca ugaystay Dukaanka ayaa waxa Godad waaweyn misna dhirir iyo Balac isugu jira ay ka qodeen meel ka baxsan Dukaanka oo dhul banaan ah waxayna ku tageen ugu danbeyntii gudaha Dukaanka halkaas oo ay usuura gashay inay dhacaan Dukaanka iyagoo ka qaatay Hanti wixii Dukaankaasi yiilay iyagoo jabsaday Sanaadiiqda Mashiinada ah ee Lacagaha lagala baxo.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog