Fiirso Heestii Caawi Abdi Tahliil Iyo Hodan Cumar Dhuule, Ubax Nacfi , Mohamed Weerow...

Monday, March 24, 20140 comments

Fanaanka qaaliga ah Cabdi Tahliil ayaa xanuun la jiifa Muqdisho inkastoo dhowr jeer la balanqaaday in dibedda loo qaado hadana waxba kama naasacadaan. Fanaaniinta kala ah Hodan Cumar Dhuule , Mohamed Weerowiyo Ubax Nacfi ayaa hees uu sameeyay fanaanka Cabdi Tahliil  heestaan  oo lagu magacaabo Caawi Abdi Tahliil .

Erayada Heesta Waxaa Samayay Khalid Abdi Yusuf Miino halka laxanka uu Saray Fanaanka ahne Mushishinka Mohamed Weerow.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog