Kaartooniistaha Soomaaliyeed Amin Arts ayaa soo sawiray Sawir Muujinaya Jabka Dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab kasoo gaaray Howlgalo Ciidamada Dowlda iyo kuwa AMISOM ay ka bilaabeen qaar kamid ah Gobolada Dalka.
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa laga qabsaday in ka badan 5-Degmo ay gacanta ku hayeen , waxaana wali socda Howlgalada ay Dowlada iyo AMISOM sheegeen in ay kusoo afjarayaan jiritaanka Xarakada Al-Shabaab.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com