Fiirso: Warbahinta Reer Galbeedka oo Muuqaalkii Ugu Xiisaha Badnaa, Kasoo Duubay Dagaalada ka socda Soomaliya iyo dagaal live ah

Friday, March 28, 20140 comments

Mid ka mid ah Warbaahinta Caalamka ayaa muuqaalkan ka diyaarisay qaabka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kuwa Howgalka Midowga Afrika oo is garabsanaya ay uga qabsadeen kooxda Alshabaab degaano badan dhowrkii isbuuc ee la soo dhaafay.

Warbixintan ayaa lagu sheegay in ciidamada Afrikaanka ah ee nabad ilaalinta ee sida la sheegay gudaha Soomaaliya u jooga nabad ilaalinta ay dagaal kula jiraan koox xoog badan oo qaybka ah Alqaaciida, taas oo lagu magacaabo Alshabaab.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog