Guryo aan Caadi aheyn oo sanadkii tagay la dhisay oo noqday guryaha ugu qaalisan Caalamka (Daawo Sawirada)

Tuesday, March 11, 20140 comments

Guryahan oo lagu tilmaamay in ay yihiin kuwa qeyrul Caadi ah ayaa laga dhisay Xeebaha California ilaa Buuraha Barazil , waxaana la tilmaamay in ay yihiin Guryihii ugu qatarsanaa ee la dhisay Sanadkii lasoo dhaafay ee 2013-ka.

Qol kasta oo guryahan kamid ah waxa uu ku jeedaa Dhinaca Xeebta , waxa ayna leeyihiin guryahan geedo u sameesan qaab casri ah , waxana dhismooyinkan nashaqdeeyay ninka lagu magacaabo Jonathan Segel.
























_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog