Ragga badan ayaa ka sheegta awoodda galmadooda oo yar taasi oo ku aadan in malabyaroowga laheyn awood uu ku jiiro xubinta haweenka ( Jileec) waxa ayna ragga badan ku mshquuleen qaadashada kaniiniga caanka ah ee loo yaqaan Vega kaasi oo leh dhibaatooyin badan muddo ka dib qaadashadiisa.
Iyadoo dhibaatooyinka ugu horeeyay marka qofka uu qaato ay ka mid yihiin iyadoo wajiga uu gaduuto , kuleel jirka ah iyo dibiryo , haddiiba ay dhaceyso newbanaadir.com waxa ay kuula talineysaa hadii aad ka mid tahay ragga dhibkaas uu hayo in aad kaniinigaas qaadatid ka hor 30 daqiiqo ciyaarta adiga oo cabitaan sida caano badan ku liqaya.
Hadaba Shabakada newbanaadir ayaa ku sheegeysa in miraha xulbada in ay aad ugu wacan yihiin xoojinta awooda galmada iyadoo mirahaas la shiidayo. .
Dhowr xanuun ayay xulbada dhanka kale u wanaagsan tahay waxaana ka mid ah dadka neefsashada dhibeeyso , calool majiirka , sidoo kale xittaa dadka wajiga laab-laabka ka galay waa uu u wanaagsan yahay oo duqnimada kaama muuqaneyso .
Waxa ay qubarada arimaah qosyaka newbanaadir.com ku leeyihiin in xulbada lagu kariyo timirta iyo malabka in ay ragga aad ugu fiican ee ka sheeganaya awood yarida dhanka galmada .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com