Nin bakhiil ah ayaa waxaa ka xanuunsaday naagtiisa, markasta waxay dhahdaa waan xanuunsanahay dhaqtar ii wad, ninkii ayaa dhaho bari waad caafimaadee, maalinkasta wuxuu dhahaa bari waad caafimaadee dhaqtar iska dhaaf kkkkk, naagtii ayaa xanuunka u dhimatay inta uusan dhaqtar u wadin markaasuu dhahay alxamdulillah in ay dhimato ayaa rooneed kulahaa lacagna way iga bixi laheed saacaane way dhiman laheed ar ileeh khasaaro ayuu iga badbaadshay kkkkkkkk markaasuu darbiga gurigiisa ku soo qoray la socda la socdo wax tacsi iyo sab ma jirto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
W/Q: Daalac Daahir Shoot
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com