VIDEO: Daawo Maxaa kala qabsaday ragii somaida aha ee guursaday dumarka ajnabiga ah iyo gabdhihii soma,ida aha ee guursaday raga ajnabiga ah

Monday, March 10, 20140 comments

Waxaanu Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij Xiiso badan Iyo Ragii Soomaalida Iyo Haweenka Soomaalida Ee Ajaanibka Muslimka Ah Guursaday Maxaa Kala Haysta.

Sidoo kale Barnaamijka Ayaa waxaa Lagu soo Bandhigayaa Amaanta Dumarka Soomalida, Qaar ka Dacwoonaya Ragii Soomalida, Iyo Sababaha Keenay Inay Guursadaan Ajaanib Muslimiin Ah.

Barnaamijkaan Ayaa Ah Mid Micno wayn Xambaarsan Taasi oo Nagu Kaliftay Inaanu Ubaahinyo Bulshada Soomaliyeed ee ku Xidhan newbanaadir.com.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog