Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa shalay Magacaabay Guddi Farsamo oo la sheegay in dib u eegis ku sameenayaan Xeerka Saxaafada Soomaaliya kahor inta aan la hor keenin Baarlamaanka Soomaaliya.
Xubnaha Guddiga ee hada la Magcaabay ayaa u badan xubno katirsan Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya, iyo Xubno kale oo lagu soo xulay Saaxiibtinimo iyo in ay Madax ka yihiin Ururo Saxaafadeed oon qaarkood la aqoonsaneen.
Warbaahinta Qeybaheeda kala duwan ayaa durba sheegay in aysan ku qanacsaneen Xubnahan la magacaabay oo inta badan laga soo xulay Wasaarada Warfaafinta , waxa ayna ku tilmaameen Gudigan Farsamo ee la Magacaabay in loo meerin karo waxii la doono.
Halkan ka Aqriso Magacyada Guddiga Farsamo oo ka kooban ilaa 16-Xubnood
C/laahi Colaad Rooble Wasiir Kuxigeen Ahna Guddoomiyaha Guddiga
C/raxmaan Yuusuf Sh Al-Cadaala
Muno Cumar Xasan
Cabdi Xaaji Goobdoon
Xuseyn Xaaji Jaabir
Dr Maxamed Isxaaq Mursal
Maxamed Ibaarhim Bakistan
Cisman C/laahi Guure
Liibaan Cabdi Warsame
Malyuun Sh Xeydar
C/rasaaq Jaamac Cilmi
Nimca Xasan Cabdi
Yacquub Maxamed C/lla
Faarax Cabdi Wasame
Ismaaciil Sh Qaliifa
Farxiyo Maxamed Qeyre
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com