Gabar soomaali soo bandhigtay wiil cadaan saaxiibkeed ah amaantayna, gabadhaan ayaa sheegtay in ay aad u jeceshahay wiilkaan ayna jeceshahay oo ka doonto cidooda lakin wiilka ayaa ka caga jiidaa sida ay inoo sheegtay gabadhaan, bal aqristoo fikirkaada waa muhiim waa maxay sababta wiilka u diidan yahay oo gabadha cidooda ka doonto
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
