Xildhibaan Siciid Maxamed Cali oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Somaliya ayaa waxa uu si kulul uga hadlay weerar xalay ka dhacay deegaanka Muuri ee gobolka Shabellaha Hoose.
Dadka la laayey ayaa waxa uu xildhibaanku sheegay inay ahaayeen dhalinyaro dugsi qur’aan dhiganayey iyo qaar cibaadeysanayey isagoo sheegay inay falkaasi xalay ka dhacay deegaankaasi ay aad ucambaareynayo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
