Muuqaalkaan waxaad ku daawan doontaan dadka ku xiran xabsiyada ku yaala maraykanka,kuwooda ku xukuman dilka toogasho qaabka loo khaarajiyo,ama loo dilo .
Dadka lagu dilo cirbada Sunta ayaa ka hor inta aan la qaarajin waxaa marka hore lagu xir xiraa sariir loogu tala galay dambiilayaasha ka dibna waxaa lagu duraa Cirbad Kaniiniyaal Sun ah ka sameeysan.
Xabsiyo badan oo ku yaala dalka Maraykanka waxaa Cirbad iyo Kaniiniyaal sun ah lagu qaarajiyay dad ku xukunaa dil,balse sharcigaan ayaa adkaaday ka dib markii Suntii ama cirabadii loo adeegsaday nin dilaa ah ay wax ka tari weeysay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
.png)