Askari katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa si arxan daroah waxa uu u garaacay gabar yar oo afar sano jir ah , waxaana la sheegay Askarigan naxariista ka guurtay in gabadhaasi yar uu adeer u yahay.
Gabdhan yare e Askariga sida xun u ciqaabay waxaa hada jirkeeda ka muuqdo dhaawacyo xanuun badan uu asarigu u geesaty , waxaana hada gabadhan lagu daweenayaa Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)