Habkaan Raaxo Waalan baa laga helaa macaan xaax cml

Wednesday, April 2, 20140 comments

Ceeb ma ah in labada lamaane ay is weydiiyaan qaabka midka kale uu raaxada ku helayo , hadaba hadii aad dooneyso in aad heshaan raaxo macaan habkaan raaca.

Ninyahoow marka hore weydii lamaantaada sida ay dooneyso in aad ugu raaxeyso iyo koobaha kacsiga ay ka daremeyso , gabaryaheey adna sidoo kale ayaa laga rabaa.

Niyahoow durba malabyarowga haka saarin macaantaada hana ka kicin , sidoo kale gabaryaheey u sheeg in uusan ka kicin hadii isaga uu kaa hor biyo baxay .

Xiliga aad sameyneysaan raaxada waxaa muhiim ah in nafsiyan diyaar u tihiin oo aysan jirin mashquul dhanka maskaxada ah maxaa yeelay raaxada macaan wax ay timaada marka nafsiyan diyaar loo yahay .

Sidoo kale waa in jirka uu ahaada mid u diyaarsan maxaa yeelay jirka isaga oo daalan kaama saacidayo in aad raaxo hesho , sidoo kale saqda dhexe ma wacna raaxada waayo jirka waa daalan yahay oo fir fircooni malaha waayo waxaa laga yaabaa in midkiina uu hurdo ka kacayo.

Goobta weerarka kulul uu ka dhacayo waxaa haboon in uu ahaado mid jawigiisa degan yahay maxaa yeelay jawiga degan raaxada ayuu qeyb ka yahay .

Labada qof waa in ay ka go`an tahay in ay wada gaaraan gariirka galmada (Macaanka raaxada oo ay ka dhargaan .

Hadal macaan , dhunkasho fara kacayaar iyana qeyb ayay ka yihiin in la helo gariirka galmada .

Ninyahow ogaaw marka galmada dhamaado haweenka waxay u baahan yihiin hadal macaan una mahad celi ,  waayo raaxadii hore mid ka mac ayay daremeeysaa oo maqsuud ayay noqoneysa .

Tanina rag badan waa ilaawaan oo durba sariirta dhanka kale uga jeestaan waxana la dhihi karaa ma mudna kuwaas in lala raaxeysto. Hadii aad talo iyo tusaale ama su,aal aad qabto fadlan kala soo xiriir ciwaankeena.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog