Ma Ogtahay In Dumarka Naasaha Yar Yar aay Ka Kacsi Badanyihiin Dumarka Kale ?

Thursday, April 10, 20140 comments

Waan filayaa in mowduucani yahay mid xasaasi ah, rag badana ay dood ka keeni doonaan, halka dumarka qaarkood ay u arkaan weerar qarsoon oo ku wajahan ayaga, balse waa xaqiiqo dhab ah oo la ogaaday, mana ahan in cid gooni ah la amaanayo qaarna la aflagaadeynayo.

Alaabaa waxaa la arkaa meelaha dhalinta raga ahi isugu timaado in lasoo hadal qaado sheekooyinka dumarka, waxaana ka marneyn in marar badan laga hadlo qof walbaa dooqiisa iyo qofta dumarka ah astaamaha uu ku xusho, badankood ragga dunida ku nool durbadiiba waxey lasoo boodaan hadii haweeneydu aaney horaado muuqda (naaso waa weyn) laheyn, sidoo kalena qaarka danbe u weyneyn damacba igama galo.!

Tani waxey keentay in dumarka labadaas xubnood u weyn mar walba raggu isha la raacaan, taasoo kuwa kale ee asaagooda ah badanaa ku abuurta kalsooni la’aan iyo in ay dareemaan in jirkoodu aanu aheyn mid ragga soo jiidan kara.

Hadaba baaritaano dhanka caafimaadka iyo noloshaba ku saababsan oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dumarka naasaha yar yar leh ay meelo badan uga wanaagsan yihiin kuwa asaagooda ah ee mar walba ishu qabato, meelaha la xusay ee muhiimka ah oo newbanaadir.com ay soo tarjumtay ayaana waxaa ka mid ah..

1- Dumarka naasaha yar yar leh dhibaato ma dareemaan marka ay dadka xabad gelinayaa (hab siinayaan), kuwa asaagooda ahse arintaan dhib ayey kala kulmaan, kumana deg degaan xabad gelinta.

2- Xanuun ma dareemaan marka ay ordayaan dumarka naasaha yar yar leh. kuwa kalesa maba ordi karaan amaba horey ayey ka xanuunsadaan.

3- Naasaha yar yar aad uma dhacaan lamana dareemo marka haweeneydu gabowdo. halka kuwa kale ay si weyn u dhacaan oo ay gaaraan meelo hoose, haweeneyduna ay dhib badan kala kulanto.

4- Dumarka naasaha yar yar leh waxey awoodaan inay xabadka u seexdaan. kuwa kalese dhibaato baaxad leh ayey kala kulmaan mana awoodaan badankood.

5- Haweeneyda naaska yar leh waxey si fudud ku xiran kartaa dharka nuuca xabadka ku jooga ee dumarku u xirtaan raggooda si ay quruxdooda u muujiyaan, halka kuwa kale aysan awoodin ama ay ku adag tahay.

6- Naaska yar hadii si walba ninku u isticmaalo xiliyada raaxada, si walbana uu u salaaxo, si sahal ah kuma dhaco, muddo badana wuxuu ahaada mid fadhiya, halka naaska weyn uu dhowr bilood ama sanad ku dhaco, isagoo durbadiiba is bedela.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog