(Topnews):- Liiska Saraakiisha Al-Shabaab ee beelaha Hawiye?

Thursday, April 3, 20140 comments

Warbaahinta Newbanaadir waxay akhristayaasha u soo bandhigeeysaa Liiska Saraakiisha Sare ee Al-Shabaab .

LIISKA SARAAKIISHA ALSHABAAB EE BEELAHA HAWIYE 
1-Cali Max’ud Raage (Cali Dheere)Afhayeenka Al-Shabaab Hawiye, Murusade,
2-Cabdullaahi Timo Jilic Madaxa Farsamada iyo Keydka Hubka.Hawiye, Murusade.
3-Xuseen Cali Fiidow (Xuseen Dayniile)Madaxa Al-Shabaab xiriirada Gobalada Hawiye, Murusade.
4-C/llaahi Xaaji( Daa’uud)Madaxa Amniyadka Al-Shabaab (dilalka Qorshaysan).Hawiye, Murusade.
5-Khalif M. Warsame (Khaliif Cadale)Madaxa NGO-yada Al-Shabaab.Hawiye, Habargidir, Ceyr
6-Xasan Dheere Madaxa guud ee Qaniimada  Al-Shabaab (hantida lasoo dhaco)Hawiye, Habargidir, Ceyr.
7-Xasan Afrax Madaxa xiriirka Qaniimada Badaha Al-Shabaab.Hawiye, Habargidir, Saleebaan.
8-Bashiir Qoorgaab Madaxa Kooxda Madaafiicda Al-Shabaab -Hawiye, Habargidir, Saleebaan.
9-Axmed Feefle Madaxa Qaybaha Maaliyadda Al-Shabaab ,Hawiye, Habargidir, Ceyr.
10-Mahad Karatay (Sheekh Burhaan)Madaxa Tababarka Ciidamada Al-Shabaab - Hawiye, Habargidir, Ceyr.
11-Cali Muuse Qasnad hayaha guud ee Al-Shabab ,Hawiye, Habargidir, Ceyr.
12-Farxaan Maxamed Kaahiye -Madaxa guud ee Gaashaandhigga.Hawiye, Habargidir, Saleebaan.
13-Cumar Maxamud Jimcaale(Matan)Taliyaha Ilaalada Axmad Godane - Hawiye, Duduble.
14-Daahir Gacamey (Cabdi Al Xaq)Qaaliga guud ee Al-Shabaab.Hawiye, Duduble.
15- Nuradiin Yusuf Diini {Noor Yusuf } Madaxa xiriirka Geeska Afrika Al-Shabaab - Hawiye-Duduble - Somali Kenyan .
16- Omar Salaad Farah {Sheekh Omar} Madaxa Xanaaneeynta Agoonta Al-Shabaab,Hawiye Duduble-Somali British.
17-Faarax Cali Xuseen (Faarax Kalar) Madaxa Wacyigelinta iyo toosinta Shabeelada dhexe.Hawiye, Abgaal
18-Cali Maxamed Xuseen Madaxa gobalka Banaadir Hawiye, Abgaal.
19-Yuusuf Kaba Kudukade Madaxa Al-Shabaab Galgaduud.Hawiye, Abgaal,Waceeysle
20-Muse Mohamed Ganjab Madaxa dhaqaala aruurinta qurbaha  Hawiye, Abgaal,Waceeysle.
21-Ismaaciil Wardheere Madaxa xiriirka Ganacsatada Koofurta Somalia Hawiye, Abgaal, Waceeysle.
22-Axmed CosobleMadaxa Guud ee Xisbada (boliska)Hawiye, Xawaadle
23-Cabdi raxiim Cali MuudeyMadaxa canshuraha dibadda u dhoofa Hawiye, Gaaljecel
Todobaadka Dambe waxaan idiin soo gudbin doonaa Saraakiisha Al-Shabaab ee beesha Isaaq u dhashay.

By Dahir Alasow











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog