Wasiiradii DF ee looga fadhiyey Howl Qaran oo ku Tar tamaya Baashaal

Sunday, April 6, 20140 comments

hamaan bahda Warfaafinta Somalia waxay hambalyo u dirayaan Wasiirka Warfaafinta Somalia Mustaf Dhuxulow iyo Farxiyo Ahmed Sheekh Abdi oo meherkoodu ka dhacay Xalay Magaaladda Muqdisho,

Wariyeyaasha Soomaaliyeed gaar ahaan Bahda Website-yada Ayaa waxay hanbalyo udirayaan Wasiirka iyo Marwadiisa.

Sidoo kale Qaarkamida Bulshada Soomaliyeed oo ka falciyey Amuurtaan Ayaa Sheegay Inay wax laga Xumaado Tahay In wasiirada Looga Fadhiyey Howl Qaran ay haatan ku Tar tamaan Baashaal iyo Aroosyo ay ku galaan Muqdisho.

Hadaba Akhriste Wasiir Mustaf Dhuxulow u dir Hambalyo Ama Dhaliil  - Kala xiriir Telefoonkiisa +0025261-5871155













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog