Xog Caafimaad: Dumarka qurux ayay ka qaadaan Biyaha Ragga

Sunday, April 13, 20140 comments

Ninka raga markii uu fal gal la sameeyo qof dumar ah waxaa xubintiisa taranka ka soo baxa ugxaan taas oo u leh faaidooyin ban dumarka.

Monash University School of Biological Science daraasad ee sameesay oo lagu soo daabacay Times of India ayaa lagu sheegay in raga biyahooda ay wataan vitamino badan oo ay ugu horeeyo vitimin C sida oo kale daraasada ayaa sheegtay in biyaha raga ay ku jiraan wax sida sokorta oo kale ama qaabka malabka leh.

Daraasada oo si cilmiyeesan ubaartay biyaha raga ayaa sheegtay in ay jirka dumarka ka ilaaliso duqnimo ayna siiso in jirkeeda uu ahaado mid ifiya kana qeyb qadanaya ilaalinta qaab dhismeedka maqaarka jirka.

Daraasadaan ayaa xoojineeso buuk horey usoo baxay oo lagu magacaabo Natural Harvestuu qoray nin lagu magacaabo Healter Locklear ayaa buukiisa ku xusay in biyaha raga ay wataan wax yaabo badan oo wax tar u leh jirka dumarka.
cafimad


Source: http://life.viva.co.id/news/read/422928-sperma-ternyata-kaya-nutrisi-yang-bikin-awet-muda











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog