Warbixin ay dhawaan Soo saareen Qubaro ku xeel dheer arimaha haweenka ayaa waxaa lagu soo ogaaday magaalayinka ay ku noolyihiin dumarka ugu dulqaadka badan Soomaliya waan kuwa la dhihi karo waa la gursan karaa madaama ay ku nool yihiin meelo xaladoodu ay tahay allow sahal.
Qubarada ayaa baritaankooda waxaa ay ku saleyen wareysiyo ay ka soo qateen dumar kala duwan kuwaas oo ku nool guud ahaan magaaloyinka ugu waa weyn wadanka Soomaliya.
Hadaba waxaan meesha ka marneyn in qofka Bin aadanka ah uu wax qaldi karo waxna sixi karo marka ha layaabin warbixintaan dhawaan la soo saaray.
HOOSE KA AQRISO 8 MAGAALO AY KU NOOL YIHIIN DUMAR UGU DULQAADKA BADAN SOOMALIYA.
1: Mogdisho
2: Boosaaso
3: Kismaay
4: Baydhabo
4: Afgooye
5: Ceerigaabo
7: Togwajaale
8: Baardheere
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com