Warbixin ay soo sartay haayada madaxda banan ayeey waxa ay ku soo ogaatay mas,uuliyinta katirsan dowlada Soomaliya ee maalin walba u fadhistay cunsta jaadka iyadoo laga warqabo in dad badan ay sugayaan.
Hayaadada ayaa qoraalkan waxaa ay ku soo heshay si sir ah waxaana inta badan laga soo aruurshay meelo kala duwan waana qoraal la isku haleyn karo kana fog been abuur iyo arimo kale.
HOOSE KA AQRISO SHANTA MAS,UUL MAGACYADOODA.
1: Ceydiid Ilka Xanaf: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Dowlada Soomaliya.
2: Cllahi Gaafow Maxamuud: Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaliya.
3: Maxamad Cisman Jawaari: Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya.
4: Daahir Cilmi Indho Qarshe: Taliyah Milatariga Soomaliya.
5: Khadiijo Maxamad Diiriye: Wasiirada Hawenka Dowlada Soomaliya
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com