Amin Arts oo inta badan sameeya sawiro oo kaga hadlo xaaladaha dalka Somalia ka jirta ayaa iminka waxa uu soo bandhigay sawir gacmeed ee uu kaga hadlaayo halka ay mareyso caadaalada dalka qaasatan Maxkamada Sare.
Sawirkaan ayuu ku werarayaan Amiin Arts gudoomiyaha Maxkamada Sare Ceydiid Ilka Xanaf.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com