Fanaanada Codka iyo Jirka macaan Fartun Omar ayaa soo saartay muuqaalka Heesta Cusub Wanag , waxaana heestaan lagu soo duubay Magalada Las Vages ee cariga Maraykanka .
Faruun Omar oo muuqaalka heestaa la soo baxday stayl aan hore loo arag waxaayna heesteedaa soo jiidatay Kumanaan tageerayaasheeda ah oo dunida ku firirsan.
Sidoo Kale Fartuun oo mudooyinkaan wax muuqaal ah ma soo sarin tan iyo Ciidi oo ay soo qaday heeso ugu talagashay malinta ciida aheed.
Halkaan Daawo Fartuun Omar oo Soo sartay Muuqaal ay xeeb ku duubtay
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com