Iyada oo dhawaan lagu wado in la qabto tartanka Staylka ee 2014 ayaa waxaa ka soo muuqday shaashadaha Xiddigaha caanka ka ah Bollywoodka ee Deepika Padukone ,Priyanka Chopra oo labaduba caan ah.
Xiddigahaa ayaa diyaar u ah in tartankaa ka qayb galaan hayeeshee ma ahan markii ugu horaysay tartama nuucaan ah ka qayb galaan walow ay kaga badan tahay ka qayb galka tartamada caalamiga ah Kareena Kapoor.
Tartankaa ayaa ah mid heer Caalamiya waxa uuna ka furmi doonaa Agust Magaalada Paaris halkaa oo ay kaga qayb gali doonaan iyada oo ay ka qayb galayaan Haween badan oo tartamadaa loo soo xulay.
Katarina Kaif ayaa ka hartay sanadkaa Tartankaa kadib markii ay ku hartay is reeb reebkii hore waxana bedalkeeda soo baxday actarada sanadkaa kacsan deepika oo ah actaradii ku guulaysatay IIFA aword 2014.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com