Baarlamaanka Soomaliya ay doonayaan Inay Meesha uga saaraan Madaxwaynaha Soomaliya.
Pro: Galaydh ayaa ugu horayn ka hadlay Waxyaabaha looga fadhiyey madaxwaynaha, Waxa uu Bulshada Soomaliyeed u Qabtay mudadii uu joogay, Isagoona Taageeray In meesha Laga saaro haatan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com