Sirta Nolosha: Cab Coffee si aad Calanka ugu qaadid Ciyaarta sariirta

Sunday, May 11, 20140 comments

Baaritaano kala duwan oo ku aadan heerka uu gaarsiisan yahay faa`idada Coffee-ga iyo saameynta uu ku leeyahay kulanka macaan ee labada lamaane ayaa sheegaya in ay muhiim tahay in ka hor kulanka la qaato iyadoo ninka uu ka yeelayo mid foojigan oo uu jirkiisa fir fircoon yahay isla markaana ka fogeyneysa gamaayo ka dib kulanka taasi oo haween badan ka careysiisa marka ay arkaan raggooda oo durba hurdaya ka dib ciyaarta.

Wax tarka Coffe-ga ayaa lagu sheegay in si deg deg ah uu fir fircooni ugu yeelo maskaxda inkastoo uu jiro daal ninka ka qabsada shaqada ciyaarta , waxaana la tilmaamay in jirka ninka uu gubayo oo uu weynayo 600 oo tamar halkii kulan .

Ragga ayaa inta badan marka ay sidaas ciyaarta u dhamaato waxaa qabta hurdo taasina waxaa u sabab ah hormone-da uu soo daayo marka uu dareemayo macaanka ciyaarta hallka newbanaadir.com ku leedahay in sidoo kale jirka haweenka uu ku jiro Hormone keenaya in ninka u baahdo in uu iskala bixiyo kaasi oo ah Hormone-ka ku jira caanaha haweeneyda oo marka ay cunugga yar siiso uu horay ka hurdoonayo .

Sidaas oo ay tahay Dr Taaha Cabdi Nasir oo ka tirsan jaamacadda Qaahira ee Masar ayaa diiday in Coffe -ga uu fir fircooni siiyo ninka ka dib kulanka iyadoo uu sheegay in xaaladda iskala bixinta ay timaado ka dib ciyaarta balse taas aheyn in uu u baahan yahay hurdo balse ay tahay iska bixintaas mid KMG ah maadama nafaqo ay ka baxday ninka ka dib jirka uu soo ceshanayo fir fircoonidiisa iyadoo aan la qaadan Coffe ama wax kale oo la mid ah .

Aragtiyo kala duwan ayaa ka soo baxaya qaadashada Coffe-ga ka hor ciyaarta sariirta waxa ayna newbanaadir.com ku leedahay inta badan waxaa la tilmaa in uu leeyahy wax tar wax ku ool sidaa darteed tijaabiya adiga iyo duqdaada ka dib natiijada aad kala kulanto ha noqon bakhiil ee qeybta fikradaha newbanaadir.com soo dhig halaga faa`ideystee.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog