Haweeney u dhalatay waanka Austarlain ayaa dhasay cunug labo waji leh kaas oo ku dhashay isbitaal ku yaal magalada Sydney ee caasimada wadanka Austaralian. Hooyada dhashay cunug ayaa si aad ah ugu farsan cunuga ay dhashay kaas oo leh labo waji iyo hal madax waana arin mucjiso ah marka ad aragto biniadamka kale sida uu alle u aaburay. Arintaan ayaa u baahan in ay ku cibri qaatan dadka kale ee aan alle aan aaminsaneeyn iyo kuwa aamisan alle abuuray qalqiga oo dhan
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com