Gabar Soomaliyeed Oo Calaf Doon Ah

Monday, May 19, 20140 comments

Deeqo Mohamed cabdulahi oo loo yaqaano (Yarta shidan) Sidoo kale lagu naaneeo Maandeeq Xamari  wa gabar ku nool dalka Sacuudiga,  waxaay la soo xariirtay xafiiska shabakadda newbanaadir.com.

Deeqo waa 30 jir ah wadatana 3 caruur oo kala Aabo ah, labo kamid ah caruurtaas waxaay u dhashay Rag Yemaniyiin ah, Tasoo keentay in uu xumaado xariirka Deeqo iyo waalidiinteeda.

Deeqo ayaana dhaliishay habdhaqanka ragga ajaaniibta ah iyadoo dalbaneeysa Wiil Soomaliyeed da'diisu u dhaxeeyso 30 ilaa 35 jir, waxaayna cadeeysay in wax shuruud ah aaysan ku xiri doonin.

Wixii faahfaahin ah oo ku saabsan Deeqo kala xariir 00966540725691












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog