HABKA UGU SAHLAN EE BIKRO JABINTA CASRIGA AH

Friday, May 30, 20140 comments

Habeenka Ugu Horeysa ee arooska waa habeen loogu magac daray aqal gal amase maalinta koowaad ee bisha malabka waana maalin leh tilmaamo wanaagsan iyo jawi farxadeed sababtoo ah waxaa midooway laba lamaane oo noqday ul iyo dirkeed amase si kale aan u sifeeyo waxaa hal meel isugu yimid lamaanayaal mudo waqti kooban ku qaadanayay meel cayiman iyaga oo sheeko wadaag keli ah.

Habeenka Aqal Galka waa ka dareen duwan yahay kan caadiga ah ee maalin weliba ay ku kulmi jireen lamaanayaasha waayo lamaanayaashu waxa ay xambaarsan yihiin Guux ka dhex jira maskaxda oo la xiriira is weydiin su’aalo fara badan oo salka ku heysa xilliga ay isku keli noqdaan labada lamaane sida ay xaajadu noqon karto maadaama saacadaha ka harsan howlaha la xiriira arooska iyo ugu danbeyntii galbinta oo labada lamaane heli doona fursad dahabi ah oo ay hoosta albaabka kaga soo xertaan si ay u wada xaajoodaan.
Dhanka Gabadha ayaa la ogaaday in ay marar badan is weydiiso wax ay tahay bikro jebin oo mararka qaar walwal geliso su’aashas dhanka ninkase waxaa jira cabsi la xiriirta habka ugu fudud bikro jebinta oo aan gabadha ku keeni doonin cabsi hadaba maxaa la gudboon labada lamaane ee habeenka aqal Galka nasiibka u yeesha in ay


dhadhamiyaan maalinka koowaad ee bisha malabka kaliya eeg qodobadan la xiriira ragga iyo dumarka
Ragga……..Is Dejin Labada Dhinac ah si loogu diyaar noqdo isu tag la xiriira maskax iyo ka war qab ciyaarta halka ay mareyso sii loo xakameeyo in ninka kacsigiisa bato gabadha bikradana halkaas ay ku dareento xanuun si looga feejignaado arrintan waxaa haboon in ninka hordhac jaceyl ah sameeyo, sheeko goos goos, 
Salsalaaxis iyo geedka ( MalabYarowga ) iyo Cambarka Gabadha la mariyo faasliin, taasi oo taageero buuxdo u noqon doonto in gabadha walwalka ka suulo kadibna si aayar ah geedka u galiyo canbarka haddii gabadhu ay qeyliso amase xanuun ay dareento fadlan jooji howsha taas bedelkeedana ka dhigo in aad raaxeystaan sidaas howsha ku wad ilaa gabadha aad bikro jebiso.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog